fredag 27 november 2015
måndag 16 november 2015
tisdag 10 november 2015
måndag 9 november 2015
torsdag 5 november 2015
måndag 2 november 2015
söndag 1 november 2015
torsdag 29 oktober 2015
tisdag 27 oktober 2015
torsdag 22 oktober 2015
tisdag 13 oktober 2015
tisdag 29 september 2015
lördag 29 augusti 2015
söndag 16 augusti 2015
fredag 14 augusti 2015
onsdag 22 juli 2015
torsdag 2 juli 2015
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka hadashay "Soohdinta Badda"
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka hadashay "Soohdinta Badda"
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya war ay faafisay daqiiqado ka hor ayaa lagu beeniyay war maalmahan la isla dhex marayay.
Warku carrabka kuma dhufan, laakiin waxaa laga fahmayaa in uu ka hadlayo soohdinta badda ee Soomaaliya iyo Kenya ee muranka la geliyay.
Warku wuxuu sheegay:
"Soomaaliya waxa ay cadeyneysaa , inay weli ku adkeysaneyso , ayna ka go'antahay kiiska Sharciga iyo dacwada ee Maxkamadda Cadaaladda Caalamiga ee Hague, iyadoo la raacayo heshiiska Qaramada Midoobey ee Qaanuunka badaha (UNCLOS)."
Warka waxaa lagu soo gunaanaday:
"Soomaaliya waxa ay rumeysan tahay wadahadal cad iyo iskaashiga ay la leedahay wadamada deriska ah, waxaana weli furan soojeedinnada iyo hindisiyaasha si loo gaaro xal dhameystiran oo lagu qanacsan yahay."
Halkan ka daalaco isaga oo dhammaystiran:
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
Allaha unaxariisto Garaad cabdi macalin Jiisoow. Gudoomiyaha dhaqanka beesha abakar ahaay nabadoonka guud ee murusade waxaa lagu dilay gubta xili uu masaajid ka soo baxayay waxa uu u dhintay guushii mawaafaqadii uu ka dhax dhaliyay beesha gudaheeda .waxaa dilay dhagar qabayaal . raba in ay murusade gabaad ka sii dhigtaan. Allaha u naxariisto.
onsdag 1 juli 2015
onsdag 24 juni 2015
lördag 20 juni 2015
tisdag 16 juni 2015
onsdag 3 juni 2015
söndag 31 maj 2015
lördag 30 maj 2015
lördag 9 maj 2015
måndag 4 maj 2015
söndag 3 maj 2015
måndag 27 april 2015
lördag 25 april 2015
lördag 18 april 2015
fredag 17 april 2015
tisdag 14 april 2015
söndag 12 april 2015
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada xuska 55 guurada ka soo wareegtay aas aaska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo maanta lagu qabtay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho.
Läs mer: http://www.runtanews.net/news/ciidamada-soomaaliya-oo-xusay-55-guuro/
Skapa din egen hemsida gratis: http://www.webnode.se
Läs mer: http://www.runtanews.net/news/ciidamada-soomaaliya-oo-xusay-55-guuro/
Skapa din egen hemsida gratis: http://www.webnode.se
torsdag 26 mars 2015
Prenumerera på:
Inlägg (Atom)

